Guddoomiye degmo oo ku geeriyooday qarax lala beegsaday gaarigiisa

Guddoomiyihii degaanka Raas-Kambooni ee gobolka J/hoose ayaa la soo sheegayaa inuu ku geeriyooday qarax miino oo lala beegsaday gaadiid uu la socday. Qaraxa oo ka dhacay isla degaanka ayaa la sheegay inuu haleelay gaariga uu saarnaa guddoomiyaha degaankaasi Raas-Kambooni u qaabilsanaa maamulka Jubbaland Cabdullaahi Diiriye. Wararku waxay sheegayaan in guddoomiyuhu uu u geeriyooday dhaawaca ka … Continue reading Guddoomiye degmo oo ku geeriyooday qarax lala beegsaday gaarigiisa